Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo shaaciyay arrin uu dhibsaday uu ku arkay Madaxtooyada

Ra’iisul wasaaraha  cusub ee xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Bare ayaa shaaca ka qaaday arrimo uu dhibsaday uu ku arkay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya maalmaha yar uu joogo, waxa uuna ballanqaaday in arrimahaasi wax ka qaban doono. Xamse Barre ayaa sheegay in madaxtooyada Soomaaliya ay ilaaliyaan ciidamo katirsan AMISOM oo isugu jira rag iyo dumar, waxa uuna … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo shaaciyay arrin uu dhibsaday uu ku arkay Madaxtooyada